Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cumar Hadliye oo maanta ka dhoofay magaalada London, ayaa wareysi uu arrimo badan kaga hadlay siiyey idaacadda VOA-da

$
0
0

7933ECE4-53EE-4F7A-B031-0725E3A77817_w640_r1_s
LONDON—Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cumar Hadliye oo maanta ka dhoofay magaalada London, ayaa wareysi uu arrimo badan kaga hadlay siiyey idaacadda VOA-da.Wareysiga, ayuu wasiirku kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin khilaafka u dhexeeya mudanayaasha baarlamanka ee ka dhashay mooshinka laga gudbiyey madaxweyne Xasan Sheekh.
Hadliye, waxa uu sidoo kale VOA-da uga warramay arrimaha dhalinyarada Soomaaliyeed ee tahriibaya iyo waxa laga filan karo dawladda Soomaaliya ka hor sanadka 2016-ka.
Wariyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa marka hore waydiiyay ujeedka socdaalka uu ku
Awdalpress.com
Rag Is baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images