Nairobi(Awdalpress.com)- Dhagayso Gabadh jaceyl Ay U Qabto Fannaanka Nimcaan Hillaac Dartiis U Gashay Xabsi. Gabadhu iyadaa xabsiga Is gaysay waxana ay sheegtay inay jeceshahay inay wax la qabato Nimcaan Hilaac intuu Xidhan yahay.
Halkan hoose ka dhagayso iyadoo ka waramaysa jacaylka ay u qabto fannaanka, iyo wixii ku kalifay.
Awdalpress.com
By Muuye
The post Dhagayso Gabadh jaceyl ay U qabto Fannaanka Nimcaan Hillaac Dartiis U gashay Xabsi appeared first on Awdalpress.com.