Dadaalka ay Dawladda iyo dadweynaha reer Puntland ku doonayaan in xal looga gaaro Colaad beeleedkii Qorilay iyo Cagaaran ayaa si habsami leh uga socda Gobolada Puntland.
Wufuud kala duwan oo door la qaadanaa xalinta Colaada ayaa si isdaba joog ah uga baxaya magaalooyinka Puntland,waxaana Boosaaso ay ka mid tahay magaalooyinka ay ka baxayaan Wufuuda ka qayb qaadanaysa xalinta Colaada.
Shabakada Awdalpress.com
BY muuye
The post Daawo Video:-Beelaha Daarood oo u istaagay xalinta Colaada Qorilay appeared first on Awdalpress.com.