Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Waraysi Video: Fanaanada Umu Shariif Oo Muqdisho ku geeriyootay ! (Daawo)

$
0
0

umu-shariif

Fanaanad da’yar oo lagu magacaabi jiray Ummu-shariif Axmed, kana tirsaneyd hobollada Qaranka Waaberi ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho.
Agaasimaha fanaaniinta Waaberi Maxamed Xasan Barroow ayaa u sheegay in ummu shariif ay u geeriyootay xanuun soo wajahay isla maantana lagu aasay Muqdisho “Ummu shariif waxay aheyd fanaanad da’yar oo dhawaan ku soo baxday barnaamijka heesha hirgalay, waxayna ka mid noqotay hobollada Waaberi, Jowhar ayeey dhawaan ka soo dhigtay barnaamij wacyigelin ah, xanuun malaariyo loo maleeyay ayaa soo ritay markii isbitaalka la geeyana wey geeriyootay” ayuu yidhi.


Shabakada Awdalpress.com
By Muuye

The post Waraysi Video: Fanaanada Umu Shariif Oo Muqdisho ku geeriyootay ! (Daawo) appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles