Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

DAAWO VIDEO: London oo lagu xidhay wasiiradii hore ee khayraadka batrolka

$
0
0

DAAWO1
London (Awdalpress.com) Hay’adda xagga dambiyada u qaabilsan UK ayaa ku shaacisay Inay 5 ruux ku xireen meelo kala duwan oo London ku yaalla, taas oo qayb ka ah baadhitaan lagu hayo dad looga shakisan yahay laaluush iyo dambiyo la xidhiidha lacago raadkooda la saan-tiray.
Hay’addu waxay sheegtay in dadka la xidhay ay isugu jiraan 3 Nin ah iyo 2 Dumar ah oo da’doodu u dhaxayso 30 sano iyo 60 sano. Haybta iyo dhalashada dadkaas lama shaacin.

Xubno ka tirsan qoyska Diezani Alison-Madueke oo ahayd wasiiraddii khayraadka Batroolka ee Nayjeeriya muddo 5 sano ah, xilligii uu jiray maamulka madaxweynihii hore, Goodluck Jonathan, ayaa xaqiijiyey in lagu xidhay London

Shabakada Awdalpress.com

The post DAAWO VIDEO: London oo lagu xidhay wasiiradii hore ee khayraadka batrolka appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles