Boorama(Awdalpress) ciyaartoyga xulka Kubada Cagta Gobolka Awdal ayaa maanta shir jaraid ku qabtay Gudaha magaalada Boorama waxaanay sheegeen in Badhasaabka Gobolka Maxamuud cali saleeban iyo Maayirka degmada Maxamed Xuseen maydhane iyo qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama ay lunsadeen lacagtii yoomiyaha ahaa ee loogu talagalay.
Halkan Ka Daawo :
The post Ciyaartoyga Xulka Kubada Cagta G/Awdal Oo Ku Eedeeyey masuuliyiinta Gobolka iyo Degmada Inay Lunsadeen Kharash maalmeedkoodii appeared first on Awdalpress.com.





