Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo: Waraysi ay hal-abuur Canab Guuleed Wan-weyn oo Somali Week Festival ka qayb gelaysaa ay kaga hadlayso hal-abuurkeeda

$
0
0

timthumb

Awdalpress.com- Maansoyahanad Canab Guuleed Wan-weyn oo ka mid ah suugaanyanhannada sannadkan ka qayb gelaya kulanka Somali week festival ee London ka dhacaya, ayaa waraysi hordhac ah oo Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu Hargeysa kaga qaaday waxay ku faahfaahinaysaa hal-abuurkeeda. Waxaana waraysiga ku jira maansooyin ay qaar ka mid ah ku luuqaynayso. Muuqaalka waxa duubay Ciise Muuse, isla markaana waxa habeeyey oo isku dubbariday Cumar Serbiya.
Daawasho wacan:

Shabakada Awdalpress.com

The post Daawo: Waraysi ay hal-abuur Canab Guuleed Wan-weyn oo Somali Week Festival ka qayb gelaysaa ay kaga hadlayso hal-abuurkeeda appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images