Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Muuse Biixi Oo Isku Wada Musharax Madaxweynenimo Ee Xisbiga Kulmiye iyo Jawaabtii Reer Awdal Ee Xiisadii Saylac.

$
0
0

muuse askariFAALO..muuse biixi cabdi oo ka mid ah musharixiinta jagada madaxtinimo ee xisbiga kulmiye isla markaasina lawada odorasayo in uu ku guulaysto shirka xisbiga kulmiye ee 10 bisha novermer ka dhacay magaalada Hargeysa ka dib markii musharixiintii la tartamayey walaac badan ka muujiyeen tartanka iyo habsami u socodka qaban qaabada iyo habka loo xulayo ka qayb galayaasha  shirka .

Muuse biixi cabdi ayaa si weyn ugu ololaynayey beesha ciise xiligii xiisada siyaasadeed ka taagnayd Degmada Saylac taasi oo wefti uu ka mid ahaa boorama soo gaadhay xiligaasi mudaharaad lagaga hortagay isla markasina uu ku dhintay wiil yar oo dhalinyaro ah ka dib markii ay mudaharadayaashu isku dayeen in ay hoteelka u dhacaan .

muuse biixi ayaan kalsooni siyaasadeed ku lahayn galbeedka ,bariga somaliland iyo qaybo badan oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada magaalad Hargeysa sida salaxlay iyo balidgudble .

Halkan Ka Daawo Jawaabti reer Awdal ee imaatinkii Muusa Bixii Ee Boorama

suldaan Abshir iyo musue biixi

Rag is Barey.

Awdalpress.

 

The post Muuse Biixi Oo Isku Wada Musharax Madaxweynenimo Ee Xisbiga Kulmiye iyo Jawaabtii Reer Awdal Ee Xiisadii Saylac. appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles