Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Jimcahan ku nasta heestii SABARTA iyo Mohamed Al Wardi. ( daawasho wacan )

$
0
0

WardiAwdalpress – London – Yaa salaam, ma cod iyo fannaan, Allaha u naxariisto, waa fannaankii Mohamed Al Wardi. Lixdanaadkii iyo toddobaatanaadkii illaa immiga waxa la xiiseeyaa heesaha uu qaado Wardi ee Suudaani iyo Nuubiga ah. Heestan aan maanta innoo soo xulayna waxa ay ka mid tahay kuwiisa uu ku caan baxay ee wakhtiyadaa la dhegeysan jiray. Dhawr sano ka hor intii aanu dhimmanna waxa uu ka qaaday xafladdii Milaanimanka ee Addis Ababa lagu dhigay.

Waxan xasuustaa wakhtigii aan ardayda ahayn ee la noo dhigi jiray nashaa’idka carabiga, aad ayaan ugu heesi jirray heesaha Wardi.

Nala dhegeysta, kolley codka iyo afka carabiga oo Somalida immigu jeceshahayba waad ka heli doontaane.

Awdalpress

The post Jimcahan ku nasta heestii SABARTA iyo Mohamed Al Wardi. ( daawasho wacan ) appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles