Boorama(Awdalpress) gudoomiyaha xisbiga wadani ee gobolka Awdal cabdikariin muuse maal ayaa tooshka ku iifiyey musuq maasuq uu sheegay in uu badhasaab ramaax kula kacay Gobolka Awdal tani iyo markii loo soo magacaabay.
Halkan Ka Daawo :
The post Ramaax Musuq-Maasuq Baahan Ayuu Gobolka Kula Kacay Intii Uu Joogay..G/Xisbiga Wadani Ee G/Awdal appeared first on Awdalpress.com.





