Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Kenya, Soomaaliya Iyo Ethiopia Oo Kulmay

$
0
0

Kulan saddex geesood ah oo ay ka soo qaygaleen masuuliyiinta maamulada degmooyinka Beledxaawo, Mandera, iyo Suufka oo ka kala tirsan Soomaaliya, Kenya, iyo Ethiopia ayaa maalintii labaad ka socda degmada Mandera ee gobolka Woqooyi Bari Kenya.

Kulankan ayay saddexda dhinac uga hadlayaan sida ay isaga kaashan karaan dhinaca ammanaka ee xuduudda u dhaxeysa saddexda dal.

Caasho Ibrahim ayaa khadka taleefanka ee Mandera kula xiriirtay iskuduwaha hay’adda DPG ee Mandheere oo kulanka soo qaban-qaabisay, Aaden Cabdiraxmaan Maxamed kana wareysatay kulanka.

 

The post Kenya, Soomaaliya Iyo Ethiopia Oo Kulmay appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images