Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

HRW: 75 Qof Ayaa Lagu Dilay Ethiopia

$
0
0

hHay’adda xuquuqul Isnaanka ee (Human Rights Watch) ayaa maanta sheegtay in ciidanka Itoobiya ay dileen 75 qof oo ka mid ahaa dad dibad-baxyo ka sameeyey gobolka Oramiya ee dalka Itoobiya, kuwaasoo ka bannaan-baxayey go’aan ay dowladda Itoobiya ku dooneyso in ay kula wareego dhismayaal ku yaalla gobolka ay degto bulshada Oramada.

Dhanca kale xukuumaddaha Washington iyo London ayaa walaac ka muujiyey dibad-baxayaasha ka dhacay dalka Itoobiya.

Warbixintan oo dhammeystiran ka dhageyso hoos.

The post HRW: 75 Qof Ayaa Lagu Dilay Ethiopia appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images