INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJCUUN.
Dhammaanba dadka magacydoodu hoos ku qoran yihiin oo ka tirsan Jaaliyadda Somalida ee gobolka Bedfordshire, waxa ay tacsi u dirayaan Caydiid Muumin Yonis oo walaalkii ku geeriyooday magaalada Borame, waxanay marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo eheladiisa iyo walaalkii Caydiidna uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Aammiin
- Aden Cilmi ( Dallacaaye )
- Ahmed Jaamac Taarwale
- Ahmedweli Sh. Omer Goth
- Idiris Aw Aden
- Mohamed Ahmed ( Shaarloo )
- Aden Ali Warmahaye
- Cawaale Ibrahim Good
- Ahmednuur Abdi Qalinle
- Faysal Aden Guray
- Mohamoud Sh. Abdi ( Barre )
- Ahmedey Xaaji Abdilqaadir.
- Muuse Daahir Ahmed Good
- Macallin Khalif Sh. Mohamed
- Jamac Daahir CIlmi ( Afrikaan )
- Ahmed Aden
- Cilmi Mahamoud Cilmi
- Mohamed Mohamoud Faarah
- Abdirasaaq Ibrahim Hussein
- Ismail Hussein
- Bashir Caqli Caateeye
- Abdisamad Mohamed Jamac
- Abdirashid Ibrahim
- Abdihakim Macallin Mohamed
- Sh. Abdihakim Sh. Mahamed Dhaqane
- Ali Shariif
- Ahmed Yaasiin Sheekh
- Zakariye Ali Farah
- Dr. Shaaciye Maxamuud
- Mohamed Ibrahim
- Hussein Ibrahim
- Mustafe Jamac
iyo dhammaanba inta kale ee aan liiskan ku soo bixin, waxa ay labaad Marxuum Xasan Eebbe uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Ahmedweli Goth
Luton.
The post Tacsi u socota Caydiid Muumin Yonis oo ay dirayaan Jaaliyadda Somalida Luton. appeared first on Awdalpress.com.