Warbaahinta Xoogaga AL Shabaab ayaa Soo Bandhigtay Warbixin Muuqaal ah oo ay kaga hadleyso Nolosha Magaaladaasi tani iyo Markii ay dib u qabsadeen Al Shabaab. Muuqalkaan Waxaad Ku Arkeysaa Wadooyinka ,iyo Beeraha Magaaladasi ,iyo Qaabka Shacabka Jannaale ugu Noolyihiin iyagoo ku Faraxsan Amaanka magaalada kadib markii Dowlada Somaliya iyo Amisom iskaga baxeen Janaale oo Shabaabku la Wareegeen Maamulka Magaalada,
↧