Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xisbiga WADDANI oo Munaasibad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal is-bedel Doon ah oo Ka Soo Jeed Gobalka Hawd +(Sawiro)

$
0
0

11-22
Hargeysa(Awdalpress):-Munaasibad aad u bilan oo si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana xisbiga WADDANI uu ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin magac iyo meeqaam sare ku leh guud ahaan geyiga Somaliland iyo sida oo kale taageerayaal laxaad leh oo ka soo jeeda gebi ahaanba goballada Hawd, Maroodi-jeex, Saaxil , Togdheer iyo Oodweyne, ayaa saaka ka qabsoontay hotel Ambassador ee Hargeysa.
3-6

1-9

2-7

4-5

Waxaana ka soo qeyb-galay guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta ee xisbiga WADDANI, Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

The post Xisbiga WADDANI oo Munaasibad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal is-bedel Doon ah oo Ka Soo Jeed Gobalka Hawd +(Sawiro) appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images