Da’yarta iyo dadka musiga jeceli waxa ay wakhtiyada ay shaqaynayaan ama nasayaan jecel yihiin in ay dhegeystaan heesaha aadka u macaan, gaar ahaan heesaha caalamiga ah ee dunidu ka daba dhacday.
Aniguna sidoo kale waxan aad u dhageystaa heestan oo kale, mar kasta oo aan dhegeystana toban jeer iyo in ka badan ayaan ku soo ceshadaa oo aan dhegeystaa.
Heestani waa raalli gelin heesaagu uu leeyahay Sorry. Waxanad midhaheeda ka akhrisan doontaan videoga labaad ee bal nala dhegeysta, luqadda English ka ee macaanna ka barta. Jimicsiga ay gabdhahan yar yari la raacayaana ceeb maaha ee da’yartu ha ku ……..
Midhihii heesta oo qoran halkan ka akhriso, oo dhageyso si aad u xafiddo oo aad Englishka uga barato.
Awdalpress
The post Ka naso wax kasta oo aad shabakadaha uga barateen, ku nasta heesta qaaliga ah ee uu qaado fannaanka Justin Bieber ee Sorry. appeared first on Awdalpress.com.





