Dilla(Awdalpress) Ceelaabe Maxamuud Hufane oo ka mid ah Waxgaradka Beelaha Bariga iyo Koonfurta Boorama Ayaa Fariin u diray Gudoomiyaha xisbiga WADANI Cabdiraxmaan cabdilaahi cirro ,iyo Golaha dhexe ee xisbigasi mar uu shalay ka hadalay soo dhaweyntii musharax Amb Maxamed Cali Awcabdi oo lagu soo dhaweeyey Deegaanadaasi .
Halkan Ka Daawo:
The post Caaqil Ceelaabe Maxamuud Hufane Oo Fariin U Diray Gudoomiyaha Xisbiga WADANI appeared first on Awdalpress.com.






