Saylac(Awdalpress) Wax-garadka gobolka Selel oo sida fiinta uga qayliyey maamulaha wasaaradda Maaliyadda ee gobolka, wax-garadkan ayaa kaga cawday tacadi baahsan oo uu masuulkani hayo ganacsatada degaanka. Waxa kale oo ay ku eedeeyeen in uu hantidii ummadda u isticmaalayo iska horkeenka bulshada degaanka.
Warka wax-garadkan oo faahfaahsani waxa uu dhacay sidan ee daawasho haboon:
The post Daawo: Wax-garadka Gobolka Selel Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Maamulaha Maaliyadda Ee Gobolka appeared first on Awdalpress.com.






