Saylac(Awdalpress) gudoomiye ku xigeenka Gobolka Salal oo warbaahinta hargeysaad la hadlayey ayaa hanjabaad hawada u mariyey dad cabasho ka muujiyey hab dhaqanka laamaha maaliyada ee Degmooyinka Hoos yimaada Gobolka Salal .
The post Guddoomiye Ku xigeenka G/Salal Oo Hanjabaad Hawada U Mariyey Dad Cabasho Ka Muujiyey W/Maaliyada appeared first on Awdalpress.com.