Boorama(Awdalpress) xildhibaan rooble oo ka tirsan xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama isla markaasina ka soo jeeda Jufada Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa dhaliil u soo jeediyey komishanka doorashooyinka Somaliland , shirkani jaraaid ayaa ku soo beegmay wakhti lagu tuhunsanaa xildhibaankani uu ka dambeeyey soo abaabulida cuqaal iyo dhalinyaro dhaliil u soo jeediyey komishanka bishii hore .
Halkan Ka Daawo :
The post Xildh ka Tirsan G/Deganka Degmada Boorama Oo Haybta M/Ku Xigeenka Oo Dhaliil U Soo Jeediyey Komishanka Dalka appeared first on Awdalpress.com.




