Wariye cali xaraaro ayaa sheeko lamagac baxday kaftanka siyaasada ka sameeyay shirkii kismaayo iyo maamulada iyo dadkan suudhka kuwada lamistay.
Cali xaraaro waxaa uu sheegay in uu kismaayo tegay islamarkaana markii dadku iskuwada ee kaaden la iskana simay suudh in su aasha ugu badan ee la weydiiyay ay ahayd maamulkee ka socota cali xararo waxaa uu sheegay in uu dadkii ku qanciyay oo baadhay su aal uu ku qanciyo waxaana u yidhi waxaan idhi madaxweynaha bakool sare ayaan ahay oo dee kaas ayaan wali labaran oo shaashadaha an ka soo bixin kas ayaan ahaa ayuu yidhi”
Awdalpress.com
The post Daawo Video:Cali xaraaro Goormu Noqday Madaxweyne Maamul Qosolka Daawo Kismaayo? appeared first on Awdalpress.com.