Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Götenborg Ee Dalka Sweden Oo Albaabada La Iskugu Laabay laakiin soomaali maxaa kaga jira?

$
0
0

Götenborg (Awdalpress.com) Garoonka dayuurradaha Landveter ee magaalada Göteborg ayaa dhammaan laga xirey duulimaadyada dayuuradaha iyo kuwa ku soo dega. Falkaasi ayaa ka dambeeyay iyada oo dayuurad ka soo socdaashay dalka Ingiriiska kuna soo aaddanayd garoonka Landveter lagu war-geliyay inay miino saaran tahay dayuuradda.
1
Dayuuradda oo garoonka soo caga-dhigatay ayaa meel gaar ah loo saaray iyada oo iminka baaritaan lagu wado.

Awdalpress.com

Götenborg

The post Garoonka Diyaaradaha Magaalada Götenborg Ee Dalka Sweden Oo Albaabada La Iskugu Laabay laakiin soomaali maxaa kaga jira? appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles