Boorama(Awdalpress) kaltuun sheekh xasan oo ka mid ah xubinaha komishanka Somaliland iyo gudoomiyaha komishanka Gobolka Awdal ayaa maanta warbaahinta la hadlay isla markaasina ka war bixiyey halka ay marayso hawlaha kala saarida iyo xulida shaqaalaha diiwaan galinta cod bixiyaasha .
Halkan Ka Daawo :
The post komishanka Dorashooyinka G/Awdal Oo Soo Gaba-Gabeeyey Kala Saaridka Shaqaalaha Diwan Galinta Codbixiyaasha appeared first on Awdalpress.com.