Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Deg Deg:Dagaal Qarar Oo Balicad Ka Soconaya Ciidamada Soomaaliland iyo kuwo Tageersan Khaatumo

$
0
0

images
Ciidamada maamulka khaatumo ayaa caawa goordhaweyd  weerar qorsheeysan ku qaaday Ciidamada Soomaaliland ee ku sugan balicad.

Dagaalka caawa balicad ka dhacay ayaa ilaa hada an la ogayn wax khasaare ah labada dhinac waxaana diryanka rasaastu hadheeyay magaalada ay is dhaafsanayan labada dhinac.

Goob joogayaal la hadlay warbaahinta  Awdalpress.com ayaa sheegay in Ciidamada Soomaaliland ay rasaas ooda uga daaqen dhanka magaalada iyagan u meeldayen.
Maleeshiyaadka balicad ayaa ah kuwo gadoon ah oo an gurmad heli karin islamarkaana iyagu aan ka bixi karin magaalada.
Isha ku hay
Awdalpress.com
Balicad

The post Deg Deg:Dagaal Qarar Oo Balicad Ka Soconaya Ciidamada Soomaaliland iyo kuwo Tageersan Khaatumo appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles