Minnesota (Awdalpress.com) Jaaliyadda Oromada ee gobolka Minnesota ee dalka mareykanka ee asalkooda ka soo jeeda dalka Ethiopia ayaa cambaareeyay dadka Oromada ah ee dhawaan laamaha ammaanka Somaliland ay ka raafayeen Hargeysa iyo magaalooyinka kale ee Somaliland.
Hoggaamiyeyaasha jaaliyaddani oo shir jaraa’id oo ay arrintaasi uga cabanayeen ku qabtay magaalada Minneapolis ayaa waxa ay ka digeen musaafurinta dadka qowmiyadaasi ee Ethiopia loo musaafurinayo ay keeni karto xasillooni daro ka dhalata Geeska Afrika.
Awdalpress.com
The post Saxaafada Afka Soomaaliga ku hadasha oo Farta ku fiiqday Go aanka aan laga Fiirsan ee Soomaaliland ka Qaadatay Dadka soomaaliyeed ee ka soo Jeeda koofurta soomaaliya iyo wadamada Dariska ah iyo qorshaha laga saarayo bil dudaheed appeared first on Awdalpress.com.