
Xisbiyadda Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somalia ayaa Maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad ay ku weeydiisteen in si degdega Maxkamadda horteeda la soo taago Ra’isulwasaare Cumar Cabdirashiid.
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Xisbiyada Siyaasadda ee Soomaaliyeed
Muqdishu, 21/01/2016
Ku: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, JFS, = MUQDISHO =(qeeybteeda Dastuuriga ah)
Ujeeddo: Dacwad ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS
Mudane Guddoomiye,
Annagoo ah Homiyayaasha Xisbiyada Siyaasadda dalka, kuna wada saxiixan lifaaqa warqaddaan; waxaan si
xushmad leh kuuugu soo gudbinaynaa, Dacwad ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliya (JFS) iyo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha & federalka JFS, si waafaqsan: Qod.4aad
Faq.2aad, Qod.46aad Faq.1aad iyo qod.109aad faq.2/d ee Dastuurka KMG JFS. Dacwaddaas oo faahfaahinteedu
Awdalpress.com
Finland
The post Daawo Video:Ra iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Maxkamada Looga yeedhay appeared first on Awdalpress.com.





