
Waxaa maanta warbaahintu booqatay wadadii dhawaan dagaalka sababtay ee ay faadh faadhen maleeshiyaadka ssdf kuwaasi oo damacoodu ahaa in ay laami mariyal dhul aysan xukumin.
Wariyaasha ayaa u kuur galay xaalada wadada waxaana ay soo arkeen foolxumada ka muuqata jidkaasi oo taagan meeshi lagaga eryaday ssdf .
Hore ayaa loo yidhi nin an shantaadu kaa celin sharci kaama celiyo ssdf ayaa caanku ah sheegasada dhul aysan lahayn waxaana wadhidii ka raacday galkacayo raadkeedu wali muuqda.
Awdalpress.com
The post Daawo Video:Wadadii Galkacayo Ee Laga Hor Istaagay SSDF Xagay Ku Danbeeysay Foolxumada Ka Muuqata Daawo appeared first on Awdalpress.com.





