
Balicad wararka ka imanaya dhinacaa iyo magaalada balicad ayaa sheegaya in Ciidamada Soomaaliland ay saaka kagureen Ka dib markii warqad xidhan ka timid Safaarada Mareykanka ee Nairobi. Ciidamada Soomaaliland ayaa ah kuwo hatan u huleelay dhinacaa iyo degaanka baliharac
Isha ku hay
Awdalpress.com
Balicad
The post Ciidamada Soomaaliland Oo Sakaa Kahuleelay Balicad Ka dib markii warqad xidhan ka timid Safaarada Mareykanka ee Nairobi sida ay u sheegeen dad ka agdhow Madaxtooyada soomaaliland appeared first on Awdalpress.com.





