Xildhibaan Iid Xassan Dheere Isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo ka xubnaha deegaanka degmada gabilay wuxuu Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa, Mayar Maxamed/Amiin Cumar Cabdi iyo marwadiisa Samiira sh Ibrahim sh Cumar oo meherkoodu maanta ka dhacay Gabiley,..
Bahda shabakada Awdalpress iyo hawlwadeenada shabakada ayaa iyaguna tahniyad u diraya guurka Gudoomiye Maxamed/Amiin iyo boqorada Samiira Sheikh..
Guurkiinu guri barwaaqo..
The post Hambalyo meher Gudoomiyaha golaha deegaanka ee degmada gabilay appeared first on Awdalpress.com.