Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo Ka Hadlay Weerarkii XUDUN”Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Labada Dhinacba

$
0
0

Cagaluule
Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Khaatumo mudane Abdalla Maxamuud Ali Haybe ayaa waraysi siiyey warbaahinta madasha 60-ga, wuxuuna kaga hadlay dagaalada ka soconaya deeganada Khaatumo iyo hawlada uu ugu yeedhay dibu sifeynta deeganada Khaatumo State
Cagaluulu waxaa uu sheegay in dagaalkan Khasaare uu jiro Dhankasta walow uu shaaciyay dhanka khaatumo in khasaare saa ubalaadhan uusan jirin halka snm ushegay in jab xoogan soo gaadhay

Awdalpress.com

The post Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo Ka Hadlay Weerarkii XUDUN”Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Labada Dhinacba appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles