Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Cawaale oo abaalmarin loo magacaabay

$
0
0

60DFD920-B7D9-423A-9167-EC02CA442B73_mw1024_s_n
Fannaanka Soomaaliyeed Cawaale Aadan ayaa sanadkan ka qeybgalaya tartan caalami ah oo sanadkiiba mar loo qabto fannaaniinta qaarada Afrika. Tartan kan ka horreeyay waxaa ka qeybgalay fannaanka K’naan Warsame, waxaana qofka ku guuleysta uu abaal marin u heli doonaa $1million.
Weriyaha BBC-da Suheyba Maxamed Badqas ayaa ka waraysatay rajadiisa.
Awdalpress.com

The post Cawaale oo abaalmarin loo magacaabay appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images