Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo Video:Afhayeenka Beesha Cali Saleeban”Oo U Digay Beesha Cumar Maxamud””Anaga Dilnay Oo Dilana Wixii Ganacsade Ah Ee Bari Idinka Jooga

$
0
0

h
Sakariye Cali Xaaji Siciid oo kamid ah dhalinta beesha cali saleeban ee ka soo hor jeeda nidaabka c/wali gaas ayaa ku hanjabay in kooxda beesha gaas hadiii ay tahay ganacsato iyo hadii ay tahay masuuiyiin ee ku sugan bari in la dili doono xili dhawaan boosaaso lagu dilay nin ganacsade ah oo ay isku hayb yihin gaas.
Waxaana uu yiri“Magacu wuu baxayaa Cabdiwali Cali Gaasoow Familkaaga magac xun baad uga tagtey iyo guri mugdi ah. isagoo hadalka sii watana wuxuu yiri: wallaahi inaanan been kuu sheegayn, hadda ka horna video aan duubay waan kuu sheegay waxaanan ku iri mar baa la kala tagayaa haddii la kala tagana dib la iskugu soo noqon maayo,
“”reerka aad ka dhalatay iyaga iyo isimkoodu haddii ay ku qabsan waayaan wallaahi guri mugdi ah baad uga tagtay, Bari-na waa lagaaga tiro badan yahay tujaartaada baa la dilayaa, kaaga mutacalimka ah baa la dilayaa,
“”Ciidamadaadaa la laynayaa, sumcad xumaa uga tagaysaa tii 1991 mid ka daran baa dhacaysa

Awdalpress.com

The post Daawo Video:Afhayeenka Beesha Cali Saleeban”Oo U Digay Beesha Cumar Maxamud””Anaga Dilnay Oo Dilana Wixii Ganacsade Ah Ee Bari Idinka Jooga appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images