Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

War Deg Deg Ah: Koox Hubaysan Oo Weerar Ku Soo Qaaday Ciidanka Boolsika Sheekh Iyo Iska Hor-imaad Dhex Maray Labada Dhinac

$
0
0

breaking-news-31-2

Kooxdan weerarka ku soo qaaday ciidamada Booliska ayaa waxaa ay ka Mudaharaadyeen Nin carbeed oo Maalgashade ah kaas oo raba in uu Dego Dhul ku yaala Hawdka Bari ee Degmada Sheekh taas oo sida uu warbaahinta u xaqiijiyey badhsaab Ku Xigeenka Gobolka Saaxil uu Sheegay in Sifo Sharci ah ay Ugu Ogalaadeen Golaha Degaanka ee Degmada sheikh. Iska Horimaadkan Hubaysan ayaa waxa Ku dhaawacmay hal Askari oo boolis ah sidoo kale wararka soo gaadhay shabakada Ilaysnews waxaa ay sheegayaan in ay hada kala degan tahay xaalada magaalada sheekh , saddex qof oo ka mid ah dadkii wareerka soo qaadeyna gacanta lagu dhigay
Isha Ku hay
Awdalpress.com

The post War Deg Deg Ah: Koox Hubaysan Oo Weerar Ku Soo Qaaday Ciidanka Boolsika Sheekh Iyo Iska Hor-imaad Dhex Maray Labada Dhinac appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images