Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daaawo.Badhasaabka G.Awdal Ayaa Maanta Gudoonsiiyey Taliyayaasha Lamaha Nabadgelyada Gobolka Qalab Isgaadhsiin Oo Uu Fududaynaya Hawlahooga Shaqo.

$
0
0

images
Borama(Awdalpress.com) Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamed Cali Saleebaan Ramaax ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Gudoonsiiyey Qalab Isgaadhsiin ah Sarakiisha Kale Duwan Ee Ciidaanka Qaranka Somaliland Ee Ka Hawlgala Gobolka Awdal Oo Markaasi Qalabkaasi Uu Qayb Weyn Uu Ka Qaadan Doono Hawlaha Nabadgelyada Ee ay Gobolka Awdal Iyada Oo Uu Sidoo Kale Uu Badhasaabku Kula Dardaarmay Sarakiishaas In ay Mudada ay Diiwaangelinta Codbixintu Gobolka Ka Socoto ay Si Weyn Uga Qayb Qaadaan Lahaayeen Arimaha Nabadgelyada.

Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Halkaasi Ugu Horeyntii Ka Hadlay ayaa Faahfaahiyey Qalabkan Isgaadhsiinta Faa’iida Uu Leeyahay Waxa Uuna Yidhi. Taliyaha Qaybta Balayska Ee Gobolka Awdal A/raxmaan Nuur Colhaye Oo Isagna Munaasibadaas Ka Hadlay ayaa Ka Mahadceliyey Qalabkan Isgaadhsiinta Ee La Soo Gaadhsiiyey. Qalabkan Isgaadhsiinta ah Ee La Soo Gaadhsiiyey Sarakiisha Kale Duwan Ee Ciidaanka Qaranka Somaliland Ee Ka Hawlgala Gobolka Awdal ayaa Waxa Uu Noqonaya Mid ay Kuwada Xidhiidhaan Ciidamada Kale Ee Gobolka Ka Hawlgala Iyada Oo Markaasina Qayb Weyn Qalabkaasi Ka Qaadan Doono Arimha Nabadgelyada Ee Gobolka Awdal.

Awdalpress.com
Haashi Mahamuud Ahmed
Finland

The post Daaawo.Badhasaabka G.Awdal Ayaa Maanta Gudoonsiiyey Taliyayaasha Lamaha Nabadgelyada Gobolka Qalab Isgaadhsiin Oo Uu Fududaynaya Hawlahooga Shaqo. appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images