Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Salaadiinta iyo Cuqaasha Degmooyinka Bariga G/Awdal Oo Dhaliil U Soo Jeediyey Ururada Wacyi Galinta Ka Shaqeynaya

$
0
0

CaptureDilla(Awdalpress) qaar ka mid ah  salaadiinta iyo cuqaasha degmooyinka bariga Gobolka Awdal ayaa dhaliil huwiyey ururada qaatay wacyi galinta diiwaan galinta cod bixiyaasha oo todabadaadka soo socda ka bilaabaysa Gobolada Galbeedka Somaliland waxaanay sheegeen in ilaa imika aan wax wacyi galin ahi soo gaadhin deegaanadaasi .

ururada ka shaqeeya diiwaan galinta ayaa maalmihii ugu dambeysay baabuuro kireeyey kuwaasi oo galinka hore magaalada boorama dhex mara .

sidoo kale warar qaar ayaa sheegaya in deegaano gaara ay ka sameynayaa wacyi galinta oo oo deegaanadii kalena indhaha ka laabteen

Halkan Ka Daawo :

The post Salaadiinta iyo Cuqaasha Degmooyinka Bariga G/Awdal Oo Dhaliil U Soo Jeediyey Ururada Wacyi Galinta Ka Shaqeynaya appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images