Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dhalinyaro Gaadhaysa 100 Qof oo Ka Shaqeynaysa Dhismaha Dekadda Ceel Gerdi PORT oo Maanta Gelinki Dambe Soo Gaadhay Degaanka Bariga Saaxil.

$
0
0

imgres
Waxa Beryahanba Si Xawli ah uu Socday Shaqada Laga Waday Dhismaha Dekadda Qadiimiga ah ee Ceel Gerdi Port ee Bariga Gobolka Saaxil. Dekadan oo ah Mid Dib uu Dhiskeeda Bilow Waxa Beryahanba Si Xawli ah uu Socday Shaqada Laga Waday Dhismaha Dekadda Qadiimiga ah ee Ceel Gerdi Port ee Bariga Gobolka Saaxil. Dekadan oo ah Mid Dib uu Dhiskeeda Bilow Laga soo Bilaabayo aya wax Maalgelinaya Ganacsatada uu Dhalatay Bariga Gobolka Saaxil Iyo Dadweynaha Ka soo Jeeda Gobolada Bariga Somaliland. Waxaanay Ila Hadda Maraysa Meel aad iyo aad uu Wanaagsan, waxaana Maanta La Keenay Degaanka Ceel Gerdi Dhalinyaro Gaadhaysa 100 oo Ka Hawl Geli doona Shaqada Dhismaha Dekadaasi, oo Laga soo Uruuriyay Degmooyinka Xagal Iyo Laasciidle iyado ay Ganacsatadani uu abuureen Dhalinyaradani Shaqo oo ay Nolol Maalmoodkooda ku Masruufi doonan. Waxa Iyana Qaarkood Ka Hawl Galaan Shaqada Wadada Guban Iyo Xeeb oo Maraysa Iyana Duleedka Magaalada Ceel Gerdi. Si Kastaba ha ahaate waxa Ganacsatada hawshan Wada Ugu Baaqen Inay Qurbo Jooga Beelaha Habar jeclo Si Mug Iyo Miisan Leh Uga Qaybqaatan Dhismaha Dekaddani oo Wax Dhan uu Taraysa Dadweynaha Ku Dhaqan Bariga Saaxil.
Awdalpress.com

The post Dhalinyaro Gaadhaysa 100 Qof oo Ka Shaqeynaysa Dhismaha Dekadda Ceel Gerdi PORT oo Maanta Gelinki Dambe Soo Gaadhay Degaanka Bariga Saaxil. appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles