Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo Video:Qosol Badan:Ilma yar oo ku dhex wareeray aabihiis iyo adeerkiis oo mataano ah

$
0
0

1 (2)
Mataanahaan marka si isku mid ah u eegtid waxay keeni karaan in lagu wareero, laakiin muuqaalkaan video-ga ah wuxuu muujinayaa ilmo yar oo ku wareersan aabihiis iyo walaakiisa mataankiisa ah
Laaking aabahiis Stephen Ratpojanakul oo dhinac taagan walaalkiis Michael ayaa aabihii weydiiyay “Waa kuma qofkan” wuxuuna ilmihii yaraa ee 16 bil jirka ku jawaabay “Aabe”, waxaa hadana loo dhiibayaa adeerkiis, aabihii ayaa iska bixinayo ookiyaal kadibna waxaa la weydiinayaa isla su’aashii, isagoo adeerkiis ku sheegaya Aabihii, markii danbena qosol ayey jabsanayaan adeerka iyo aabaha.

Awdalpress.com

The post Daawo Video:Qosol Badan:Ilma yar oo ku dhex wareeray aabihiis iyo adeerkiis oo mataano ah appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images