Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Al shabaab oo weeraray degmada Afgooye

$
0
0

Ugu yraan toban qof ayaa lagu dilay weerar kooxda Al-shabaab ay ku qaaday saldhigyo ay ciidammada dawalddu ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.
Al-Shabaab waxaa u suura gashay in ay qabsadaan dhawr saldhig kahor inta aanay isaga bixin Afgooye salaadii subax kahor, waxayna horey usii qaateen labo gaari oo ah kuwa dagaalka.
Xaaladda Afgooye ayaa hadda dagan, waxaana wararkii ugu danbeeyay goor dhawayd Muqdisho nooga soo diray weriyaha BBC Ibraahim Maxamad Aadan.
1
Awdalpress.com

The post Al shabaab oo weeraray degmada Afgooye appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images