Waxaa saaka mar labaad magaalada buuhoodle ku waa bariisaday mudaharaad iyo weeraro lala beegsaday aqalada iyo goobaha ay ka dagan yihiin dad ka mushahaar qaatada Soomaaliland
Guuto koobaad ayaa kala xidhay haatan magaalada iyagoona ku dhawaaqaya ereyo aad u adag oo ka dhan ah xaglotoosiye.
Magaalada buuhoodle ayaa maalintii shalay ahayd sidaa si lamid ah waxaa uga dhacay mudaharaad iyo shirar looga soo horjeedo dadka u adeega Soomaaliland.
Arrinkan ayaa yimid kadib markii kooxaha Soomaaliland aflagadeeyen madaxda dawlada khaatumo.

The post Daawo sawiro:Xaalada Buuhoodle Saaka Kala Xidhan appeared first on Awdalpress.com.











