Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qoxoontigii Iswiidhan Imanayay Oo Hab Cusub U Badalay Sidii Horena Iska Dhaafay Iyo Iswiidhan Oo Yaaban

$
0
0

3
Sweden (Awdalpress.com) Koontaroolka la saarey buundada Öresund ee u dhexeysa dalalka Iswiidhan iyo Denmak ayaa si xoog leh hoos u dhigtey dadkii magangalyo doonka ahaa ee wadadaas uga soo gudbayey gudaha dalkaan Iswiidhan
Wargeyska Sydsvenska ayaa qorey in laga soo bilaabo horaantii sanadkaan 119 qof oo kaliyihi ay tareeno,baabuur iyo basasba dalkaan ku soo galeen iyagoo ka yimid caasumadda dalka Denmark ee Koobanheegan si ay qaxooti ahaan isaga dhiibaan. Wargeyska ayaa intaas ku darey in doomo yimaada magaalooyinka Trelleborg iyo Göteborg ay hadda noqdeen wadada ay soo maraan dadka qaxooti doonka u imaanaya dalkaan Iswiidhan. Sida wargeysku qorey ilaa horaantii sanadkaan 2016-ka waxaa dalkaan qaxooti isaga dhiibey ilaa iyo 5 000 oo qof meesha afartii bilood ee sanadkii hore ugu danbeysey ay qaxootiga wadada Malmö ka soo gudbey ay dhamaayeen ilaa iyo 114 000 oo qo
Awdalpress.com

The post Qoxoontigii Iswiidhan Imanayay Oo Hab Cusub U Badalay Sidii Horena Iska Dhaafay Iyo Iswiidhan Oo Yaaban appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles