Jaamacadda nugaal oo kamid ah kuwa ugu faca weyn deegaanka laascaanood kuna taal caasimada laascaanood ayaa xaflad qalin jabisay ugu qabatay Arday gaadhaysa 40 Arday.
Ardaydan ayaa noqonasa dufcadii todobaad ee ka qalin jabisaY jaamacadda nugaal.
Ardaydan ayaa ka qalin jabisay kuliyada shareecada iyo luuqadaha.
Awdalpress.com
The post Daawo Video:Jaamacadda Nugaal Laascaanood Oo Ooda Ka Soo Qaaday Mustaqbalkii Goboladda Bariga appeared first on Awdalpress.com.