Hargaysa (Awdalpress.com) Daawo shantan daqiiqo, iyo Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi-waraabe). oo si mugweyn u faah faahinaaya, wixii kalifay lixdankii in Somaliland dawladnimadeedii cidla ku tuurto. Muuqaalkani wuxuu tusaale cad u yahay, dhibtii Somaliland soo gaadhay in ay Siyaasiyiinteedu ka masuul ahayeen. Dembgii ay Siyaasiyiinta Somaliland galeen, ayaa waxay ku riixaan meel kale, oo yidhahdan waa la ina khiyaameeyay. Wax base kama jiraane, waxaynu gacmaheena ku kasbanay ayaa inagu dhacay. Xinkii iyo Munaafaqadii siyaasiyiinta iyo beelaha oo dabada ka waddaa inoo gaysteen, ayaa halkaas aynu maanta joogno ina dhigay.
Awdalpress.com
The post Xaaji Cabdi Waraabe: Lixdankii waxaanu goosanay, in intii Somaliland is dili lahayd, aynu dhiibno dawladnimada oo ay faraheena ka baxdo appeared first on Awdalpress.com.