Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo Video:War Farxad leh Oo Ka Soo Baxay Buuhoodle

$
0
0

war-2
Jaaliyadda khaatumo iyo tan soomaaliyeed ee kunool dalka maraykanka ayaa deeq soo gaadhsiiyay guleed yare oo ahaa wiil dhawaan agab baabur iyo marawaxado uu gacantiisa ku sameeyay kusoo bandhigay buuhoodle.
Caaqil hinti oo kamid ah cuqaasha khaatumo kuna sugan dalka maraykanka ayaa deeqdan lacagta ah abaabulkeeda galay sidii loo gaadhiislaha mr guuleed iyo hooyadii.
Qadar deeq ah oo dhan 3000 doollar ayay soo gaadhsiiyen jaaliyadda deeegaanku muwaadin guuleed.

Awdalpress.com

The post Daawo Video:War Farxad leh Oo Ka Soo Baxay Buuhoodle appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles