
*GRAPHIC CONTENT*
This handout picture obtained on February 29, 2016 on oleg_smotra’s Instagram account shows a woman, identified as 38-year-old Gyulchekhra Bobokulova, holding the severed head of a child near a metro station in northwest Moscow. Russian police on February 29 arrested a nanny for beheading a young girl in her care, investigators said, with local media reporting she was arrested while carrying the child’s severed head. AFP PHOTO / INSTAGRAM / OLEG_SMOTRA
==RESTRICTED TO EDITORIAL USE – MANDATORY CREDIT “AFP PHOTO / INSTAGRAM / OLEG_SMOTRA” – NO MARKETING – NO SALES – NO ADVERTISING CAMPAIGNS – DISTRIBUTED AS A SERVICE TO CLIENTS ==OLEG_SMOTRA/AFP/Getty Images
Ciidamada booliiska Ruushka ayaa magaalada Moskow waxa ay ku xireen haweeney Madaxa cunug yar ay soo goysay la mareysa Goob tareenada laga raaco oo kutaala magaalada Moskow
Muuqaal lagu baahiyay Baraha Internetka ayaa muujinaya haweeneydan oo wilfineysa madaxa cunuga yar ay gacanta ku wadatay, waxa ayna lasoo dhax martay goob laga raaco tareenada.
Ciidamada booliiska ayaa baaraya haweeneydan la rumeesan yahay in ay dishay cunugan ay madaxiisa wadatay, waxaana la baarayaa in maskaxda looga jiray iyo in kale.
Haweeneyda Cunuga yar surka ka jartay ayaa ka tagtay qaarada Aasiya, waxa ayna ka shaqeeneysay guriga reerka ay cunuga yar ka dishay madaxiisana ay magaalada lasoo aaday.
Booliiska ayaa sheegay sidoo kale in haweeneydan kahor inta aysan kasoo tagin guriga ay ka shaqeeneysan in ay dab qabadsisay qeybo kamid ah gurigaasi oo kuyaal waqooyiga magaalada Moskow.
Meykda Cunuga yar ee madaxa laga jaray ayaa markii dambe laga helay dhismaha Guriga ay dagnaayeen reerka dhalay cunugaasi, dhacdadan ayaana noqotay mid aad looga argagay si weyna looga hadal hayo magaalada Moskow.
Awdalpress.com
The post Daawo Video:Haweeney Inkaar ku dhacday oo Cunug yar ay dishay Madaxiisa lasoo dhax martay Wadooyinka Waddanka Ruushka appeared first on Awdalpress.com.







