Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo Video::Beesha Habar Jeclo Oo Ku Hanjabtay in Ay Laynaso Taliyaasha Ciise Muuse Ee Burco iyo Oog Jooga

$
0
0

hab
Waxaa magaalada oog ee gobolka sool shir ku qabtay beesha habar jeclo gaar ahaan qouska uu ka soo jeeday taliyihii lagu qaarajiyay berbera oo ay dilen dablay hayb ahaan ka soo jeeda beesha ciise muuse.
Hadaba odayaasha beesha taliyaha ee habar jeclo oo warbaahinta la hadlay ayaa soo fadhay taariikh hore ugu dhexaysay beelaha ciise muuse iyo habar jeclo waxaana nin oday ahi yidhi”ergo layskii ciise muusow tan ayaa nagaga xun iyo in madaxda la iska laayo hada kuwan nalaayay Oog iyo Burcaba waanala joogan oo jawaab hadan nala siin anana kuwan uun

Awdalpress.com

The post Daawo Video::Beesha Habar Jeclo Oo Ku Hanjabtay in Ay Laynaso Taliyaasha Ciise Muuse Ee Burco iyo Oog Jooga appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images