
Waxaanu halkan idin ku soo bandhigayna muqaalka laga diyaariyay dooxada caanka ah ee bixin iyo quruxda ka muuqata
Dooxadan oo haatan ka taagan tahay xiisad u dhaxaysa Soomaaliland iyo puntland ka dib markii puntland ku soo duushay bixin oo xad ahaan ku taal xuduudka Soomaaliland
Awdalpress.com
The post Daawo: Muuqaalka Dhulka Puntland Damacsanatahay in ay Qaadato ee Soomaaliland Ay Diiddantahay appeared first on Awdalpress.com.







