Awdalpress – Borama – Dadkii abaaruhu ay ku habsadeen weli sidiibay u qaylyayaan, mucaawinooyinkii loo diray amma magaalooyinka laga ururiyeyna waxa ay yaallaan meelihii lagu ururiyey, duqaydii u xil saarraydna waxa ay sheegayaan uun in ay lacag heleen, lagamana hayo warbixin ….sida ay wax ugu qabanayaan dadkii wax loogu dhiibay, ama lama arag meel ay wax ku qaybinayaan.,..SUBXAANA LAAH.
Sidii buu cirku u qaawan yahay, waxase saadaashu sheegaysaa in 24ka saacadood ee innagu soo socda, la filayo in uu roob ma hiigaan ahi ka di’i doono degaanka Zaylac…ALLAAHU ACLAM.
Awdalpress





