Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

HA IGA OOYIYE AAMMU: Heesta maanta oo ah mid calaacal ah oo ay hooyo dhibbani ugu ooyeyso ilmaheeda. Ma is tidhi maanta ayey Awdal Ka taagan tahay.

$
0
0

CryHA IGA OOYIN EE AAMMU…..HA IGA OOYIN …..OOYIN ….Qof dammir lihi marka uu arkayo xaaladda ay hooyada Somaliyeed ku jirto, ee aanay haysan wax u naxa……miyaanu ooyeyn……

Abwaan Bashir Sh. Omer ayaa hees uu u tiriyey hooyada Somaliyeed ee min Kismayo illaa Zaylac daryada la diifaysan amma dagaallada iyo Abaaraha la balan balaysa nolosha ilmaheeda, u sheegaya in ay maalin maalmaha ka mid ilmaheedu nolol heli doonto.

Hooboladda Fahmo oo heestan innoo qaadaysaana, marka ay sawirkan gelaysey way ooyeysey, mase qoslayn.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images