Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho goor dhawayd

$
0
0

imageAwdalpress(Muqdisho)09 Apr.2016– Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay shan kalena way ku dhaawacantay qarax baabuur oo goor dhowayd ka dhacay magaalada Muqdishu.

Qaraxan ayaa xooggiisa laga dareemay meelo badan waxaana goobjoogayaashu sheegayaan inuu ka dhacay mele u dhow maqaayad ay fadhiistaan dadweynaha iyo ciidamada amniga.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in qaraxan uu ahaa mid uu sababay baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa. Wararku waxay kaloo intaasi ku darayaan in goobta qaraxu ka dhacay ay u dhowdahay xarunta hay’adda nabadsugidda.

Dadka dhintay ayaa iskugu jira laba qof oo ah dhalinyarada baalashlayaasha iyo qof saddexaad oo saarnaa baabuurka curyaamiinta.
VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images