Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Barnaamij aad u xiiso badan oo ka warramaya caafimaadka ( Halkan ka daawo )

$
0
0

HealthWariye Faysal Miicaad oo ka hawl gala TVga Kalsan ee xaruntiisu tahay magaalada London, ayaa waxa uu aalaaba barnaamijyo ka sameeyaa caafimaadka, waxana uu waraysiyo mug leh la yeeshaa dhakhaatiirta Somalida ah ee ka hawl gawl gasha dalka Ingiriiska.

Haddaba, maanta waxa uu barnaamijkani ka hadli doonaa cudurrada Sonkorta iyo xanuunnada faafa.
Waa maxay xanuunka Sonkortu? Maxaa sababa? sidee lagu gartaa in uu qofku sonkor qabo? iyo wax yaalo badan oo kale ayaana ay dhakhtaatiirtu gacan toglaynayaan.

Halkan ka daawo.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images